Galmudug
AKHRISO: Qodobbo ka soo baxay kulankii dhexmaray mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Duqa Degmada Gaalkacyo Maxamuud Cabdinuur Aadan oo ay Wehliyaan dhigiisa Galmudug, Maamulada Gobalka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa waxa ay...
Guddiga loo xil saaray dadkii lagu laayay duleedka Balanballe oo ka...
Guriceel (Halqaran.com) - Guddiyadii labada ahaa ee loo xilsaaray dhacdadii deegaanka Xirsi Lugeey garabkii aaday dhanka Guriceel ayaa ku simaha Madaxwaynaha ahna Madaxwayne ku...
Puntland & Galmudug oo Shir ku saabsan Ammaanka ku yeeshay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ku qabsoomay shirkii 3-aad ee Iskaashiga Amniga, kaasoo ay shir guddoominayeen wasiirka Amniga Gudaha Galmudug Md. Axmed...
Update: Kulamo xasaasi ah oo looga hadlayo khilaafka doorashada oo billaabanaya
Garoowe (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in Xarunta Madaxtooyada Puntland uu ka bilaabanayo...
DHAGEYSO: Galmudug oo ku dhawaaqday Xaalad deg-deg ah oo uu horseeday...
Galmudug (Halqaran.com) - Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka ee maamulka Galmudug ayaa Ku dhawaaqday xaalad deg-deg ah oo uu horseeday Ayaxa ku habsaday Deegaannada...
Nin miino ku aasayay magaalada Dhuusamareeb oo la qabtay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamada Nabad Sugida ee maamulka Galmudug gaar ahaan kuwa ka Howlgalla Magaalada Dhusamareeb ayaa la sheegay in howlgal ay sameeyeen ay...









