Galmudug
Madaxda Koonfur Galbeed, Galmudug & Hirshabeelle oo shir uga furmay Baydhabo
Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed uga furmay shir wadatashi ah madaxweynayaasha maamullada, Galmudug, Hirshabeelle...
Madaxweynaha Galmudug oo daahfuray mashruuca Biyoole +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Sabtidii maanta daahfuray mashruuca biyoole oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta...
Galmudug, Koonfur Galbeed & Hirshabelle oo soo dhaweeyay go’aanka Shirkii Garoowe
Muqdisho (Halqaran.com) – Maamul goboleedyada, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay go’aanka Shirkii Wadatashiga ee maamullada Puntland iyo...
Madaxweyne Qoorqoor oo dib ugu noqday Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Jimcihii maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb, kaddib markii uu...
Galmudug oo ka warbixisay Wajiga labaad ee Shirka Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa faah-faahin ka bixiyay Wajiga labaad ee Shirka dhawaan lagu wado in uu...
Galmudug: ‘‘Waanu ku filannahay sugidda ammaanka Madaxda maamul goboleedyada dalka‘‘
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa si weyn loo adkeeyay, xilli lagu wado inay maalinta Khamiista ku kulmaan Madaxweyneyaasha...









