Thursday, February 12, 2026
24.4 C
Mogadishu

Galmudug oo hay’adaha Amniga ka howlgelineysa Deg. Bacaadweyne

Bacaadweyne (Halqaran.com) – Wasiirka amniga gudaha Dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ayaa Talaadadii maanta booqday saldhiga ciidanka Booliska Degmada Baacadweyne ee Gobolka Mudug.

Mr. Fiqi ayaa waxaa kormeerkaan ku wehlinayey saraakiil ka tirsan ciidanka Booliiska oo uu horkacayey taliye Booliiska Galmudug.

Wasiirka Fiqi ayaa warbixin ka dhagaystay Taliska Booliiska Degmada Baacadweyne iyo Guddoomiyaha Deegaanka.

Wasiirka ayaa ballan qaaday in hay’adaha amnigu ay si rasmi uga howlgali doonaan deegaanka isla markaana la dhameystiri doona dhismaha qeybyada ee Saldhigga Booliiska Magaaladaasi.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...