Galmudug
Galmudug oo soo bandhigtay ciidamo la dagaallamaya Al-Shabaab +SAWIRRO
Galmudug (Halqaran.com) - Saraakiil ka tirsan xoogga dalka iyo Daraawiishta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Dadka Deegaanka Wisil,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiista maanta ah gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.
Madaxweyne Xasan ayaa ka soo ambabaxay...
Wararkii ugu dambeeyay Xiisada Guriceel iyo Ahlu Sunna oo xoojisay difaaca...
Guriceel (Halqaran.com) - Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe oo dareensan in col kaga soo wajahan yahay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug ee ku sugan...
Akhriso: Magacyada Lixda Senator ee maanta lagu doortay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Waxaa Khamiistii maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka dhacday doorashada lix ka mid ah kurasta Aqalka Sare. waxaana ku tartamayay...
Galmudug oo ka hadashay Qarax la fashiliyay iyo Howlgalka ka socda...
Mudug (Halqaran.com) - Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka warbixisay howlgallada Al-Shabaab looga saarayo gobolka Mudug, kuwaasoo ka socda deegaanno ku yaalla agagaarka...
Maamulka Galmudug oo soo saaray digniin ku socota shacabka
Galmudug (Halqaran.com) - Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboleedka Galmudug oo is kaashanaya ayaa howlgal ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ka bilaabay...









