Saturday, June 20, 2026
25.5 C
Mogadishu

Dhuusamareeb

Akhriso: Magacyada Lixda Senator ee maanta lagu doortay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) -  Waxaa Khamiistii maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka dhacday doorashada lix ka mid ah kurasta Aqalka Sare. waxaana ku tartamayay...

DF Soomaaliya oo sheegtay inay dagaal ku dishay 8 xubnood oo Al-Shabaab ah

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya, in deegaan ku yaalla duleedka Koonfureed ee Caasimadda Galmudug uu dagaal xooggan ku...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Editor

XOG XASAASI: Maxaa ka ogtahay in Wasiir Sabriye Xildhibaano u adeegsanayo...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya  Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka wada dadaalo uu ku doonayo in uu kula kulmo Madaxda...
Weriye Ahmed Abdi

Dhuusamareeb: Khamri tira badan iyo dadkii ka ganacsanayay oo gacanta lagu...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Booliska degmadaasi ay fuliyeen howlgal lagu...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Beelihii ku dagaallamay Xeraale oo qodobbo muhiim ah ku...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Beelihii ku dagaalamay Deegaanada Xeraale iyo Huurshe ee Gobolka Galgaduud ayaa shalay heshiis qodobo ka kooban ku kala saxiixday Xeraale, iyadoo...
Jama Sh. Yusuf

DAAWO SAWIRRO: Shirweynaha beelaha Galmudug oo si habsami leh uga socda...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa weli si habsami leh uga soconaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, shirweynaha dib u heshiisiinta beelaha Galmudug. Shirweynaha oo maalintii...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Maxaadan ogeyn oo ka socda Dhuusamareeb & Wararkii ugu dambeeyay...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wararkii ugu dambeeyey ee hadda naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa sheegayo inuu soo if baxay Khilaaf...
Ahmed Mohamed

WAR XASAASI: Wax ka Ogow saddex arrimood oo ku daahsoon dib...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Markii saddexaad ayuu dib uga dhacay shirka loogu magac daray dib u heshiisiinta Galmudug waqtigii loo muddeeyay. Xukuumadda Federaalka oo hoggaanka u...