Dhuusamareeb
UPDATE: Dab khasaaro geystay oo ka kacay goobo ganacsi oo ku...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, Dab xooggan oo khasaare geystay oo maanta ka kacay goob ganacsi oo ku taalla...
Kulan looga hadlayay dagaalka Al-Shabaab oo ka dhacay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha qaybta 4-aad ee ciidamada AMISOM Col. Cabdiraxmaan Riyaale Xareed oo Talaadadii maanta soo gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa...
Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo dib ugu soo noqday Dhuusamareeb +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hoggaaminayay oo maalmahaan booqashada ku joogay dalka Jabuuti ayaa Isniinta...
Madaxweynaha Galmudug iyo C/raxmaan C/shakuur oo kulan ku dhexmaray Dhuusamareeb +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) –Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan kula qaatay Magaalada Dhuusamareeb madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor).
Kulankan oo la sheegay,...
Siyaasi C/raxmaan C/shakuur oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Xubno ka tirsan Xisbigaasi ayaa Talaadada maanta ah gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.
Siyaasi...
UPDATE: Wararkii ugu dameeyay Shirarka gaar gaar ah ee ka socda...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa weli magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka gobolka Mudug ka socda shirar gaar gaar ah oo u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo...









