Dhuusamareeb
Odawaa oo si kulul u eedeeyay Farmaajo‚‘‘beentii 3 sano iyo bar,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi...
Madaxda dowlad goboleedyada oo ka warbixiyay kulankii ay la qaateen Farmaajo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynayaaasha Dowlad Goboleedyada, Puntland, koonfur Galbeed, Jubbaland, Hir-Shabeelle iyo Galmudug ayaa ka warbixiyay kulankii ay Magaalada Dhuusamareeb kula qaateen Madaxweyne Farmaajo...
Madaxtooyada Villa Somaliya oo War kasoo saartay kulan ka dhacay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada.
Kulankan...
Madaxweyne Deni oo dib ugu noqday Dhuusamareeb & wufuud kale oo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, ku sii qul-qulaya wufuud kala duwan, kuwaasi oo doonayay inay ka qeybgalaan Shirka madaxda sare...
Madaxweyne Qoorqoor oo dib ugu noqday Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Jimcihii maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb, kaddib markii uu...
RW Xasan Cali Kheyre oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray Magaalada...









