Saturday, June 20, 2026
25.5 C
Mogadishu

Dhuusamareeb

Akhriso: Magacyada Lixda Senator ee maanta lagu doortay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) -  Waxaa Khamiistii maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka dhacday doorashada lix ka mid ah kurasta Aqalka Sare. waxaana ku tartamayay...

DF Soomaaliya oo sheegtay inay dagaal ku dishay 8 xubnood oo Al-Shabaab ah

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya, in deegaan ku yaalla duleedka Koonfureed ee Caasimadda Galmudug uu dagaal xooggan ku...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Arji qabashada musharaxiinta guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka billaabatay Dhuusamareeb +...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Magaalada Dhuusamareeb waxaa Arbacadii maanta ka billaabatay diiwaangelinta musharaxiinta u taagan jagada guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo Gudoomiye Ku-xigeenka. Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka...
Editor

UPDATE: Maxaa sabab u ah dib u dhaca ku yimid ku...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Warar goor-dhow soo gaaray warbaahinta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in uu dib u dhac ku yimid ku dhawaaqista xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug,...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Maxaa ka cusub khilaafka DF Somaliya iyo Ahlu Sunna &...

Guriceel (Halqaran.com) – Wararka caawa naga soo gaaraya, magaalooyinka Dhuusamareeb, Guriceel iyo Matabaan ayaa sheegaya, in iminka ay xaaladdu tahay mid degan, kaddib dhaq-dhaqaaqyo...
Jama Sh. Yusuf

DAAWO SAWIRRO: Xoogaga Ahlu Sunna oo galabta dhoolatus Militari ka sameeyay...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa caawa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ka socda kulamo kala duwan oo ay hor-boodayaan odayaasha dhaqanka, isla markaana...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Waxa ka soo baxay kulamadii iska soo horjeeday ee ka...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud waxaa xalay ka dhacay kulamo iska soo horjeedo oo ay yeesheen Xubnaha Guddiga doorashada ee Wasaaradda...
Ahmed Mohamed

Muxuu yahay Ujeedka Ahlu Sunna ay isku hortaagtay Shir haweenka Galmudug...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ahlu Sunada Galmudug ayaa waxay is hortaag ku sameysay shir haweenka Galmudug ku lahaayen Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud, si...