Dhuusamareeb
DAAWO SAWIRO: Waa Ciidan ceenkee ah kuwa sugaya Amniga Shirka Beelaha...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray goobaha ay magaalada Dhuusamareeb uga suganyihiin ciidamada booliiska sida gaarka ah...
RW Xasan Cali Kheyre oo kulamo gaar ah kula qaatay Dhuusamareeb...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud isaga oo kulan wadatashi ah la yeeshay...
DAAWO SAWIRRO: Sida RW Xasan Cali Kheyre loogu soo dhaweeyay magaalada...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa ayaa fiidkii caawa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.
Wafdiga...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Kheyre oo galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb, (Ogow Ujeedkiisa)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaliya, Xasan Cali Khayre ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug.
Wafdi uu hogaaminayo...
DHAGEYSO: Wasiir ka tirsan Galmudug oo bah-dilay Ciidamada AMISOM ee la...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Maamulka Galmudug ayaa waxay sheegeen in ay ka war hayaan ciidanka AMISOM ee loo daabulay Magaalada Dhuusamareeb Sabtidii shalay.
Galmudug ayaa sheegtay...
XOG CUSUB: Ciidamo kale oo AMISOM oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Sida wararka aynu ku haleyno waxaa magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud la soo sheegayaa in maanta ay magaaladaasi ku wajahan yihiin...









