Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Wasiir ka tirsan Galmudug oo bah-dilay Ciidamada AMISOM ee la geeyay Dhuusamareeb (Ogow Wax badan)!

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Maamulka Galmudug ayaa waxay sheegeen in ay ka war hayaan ciidanka AMISOM ee loo daabulay Magaalada Dhuusamareeb Sabtidii shalay.

Galmudug ayaa sheegtay inay ciidankani yihiin kuwo loogu talo galay sugida Ammaanka, islamarkaana ay xoojinayaan Ciidanka Soomaaliyeed.

Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Amniga Galmudug, Mahad Xasan Maxamed oo la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay inay ciidanka AMISOM ay baahi gaar ah oo deegaanka ka jirtay ku imaan, balse ay qeyb ka yihiin Dedaada Nabadeed ee Dalka.

Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:


Mahad Xasan Maxamed ayaa xusay, in aysan marnaba iyaga islaheyn howl ay qaban waayeen ciidan Soomaaliyeed ayey qabanayaan AMISOM, kaas oo si kale u fasiray arrimaha jira.

Wasiir Mahad, mar la weydiiyey in ay Ciidankaan AMISOM iyo Kuwa Soomaalida loogu talo galay caburin lagu sameeyo dad gaar ah, ayuu taas ka dhigay waxba kama jiraan.

Hoos ka dhageyso Codka Wasiir Mahad:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...