25.2 C
Mogadishu
Wednesday, June 29, 2022

Tag: Ciidamada AMISOM

IGAD oo ka hadashay dagaalladii ka dhacay Muqdisho & AMISOM oo la..

Muqdisho (Halqaran.com) – Ururka IGAD ayaa waxa uu walaac xooggan ka muujisay dagaalladii shalay iyo xalay ciidamada dowladda federaalka iyo Ciidamada Milateriga ee taageersan...

Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya oo waqtiga loo kordhiyay

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay Khamiistii in loo cusbooneysiiyo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo ah ciidan...

Faah-faahin ku saabsan dagaal culus oo ka dhacay G/Gedo

Gedo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada Kenya oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM iyo...

AMISOM oo dad shacab ah ku dishay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Gaadiid ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa qarax miino ah lagula eegtay agagaarka Masjidka Turkiga...

Wararkii ugu dambeeyay Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Degmada Jalalaqsi ee G/Hiiraan

Hiiraan (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhiga Booliska degmada Jalalaqsi...

Wararkii ugu dambeeyay Weerar hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday Beledweyne

Beledweyne (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in xalay weerar hoobiyeyaal ah ay ku qaadeen Saldhig ciidan oo ku yaalla xaafadda Howlwadaag...

WAR DEG DEG: Qarax khasaare geystay oo Ciidamada AMISOM lagula eegtay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa qarax miino goor-dhow lagula eegtay magaalada Muqdisho, kolonyo ciidamo ka tirsan Midowga Afrika ee AMISOM, wuxuuna qaraxaasi geystay khasaare. Sida ay...

DHAGEYSO: Wasiir ka tirsan Galmudug oo bah-dilay Ciidamada AMISOM ee la geeyay Dhuusamareeb (Ogow Wax badan)!

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Maamulka Galmudug ayaa waxay sheegeen in ay ka war hayaan ciidanka AMISOM ee loo daabulay Magaalada Dhuusamareeb Sabtidii shalay. Galmudug ayaa sheegtay...

Don't miss

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Kormeeray Xarunta Cusub Ee Xukuumaddiisa ku Shaqeyndoonto

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre...

Ciidamada laamaha Amniga ee Magaalada Muqdisho oo qabtay, Rasaas iyo Waxyaabaha Maankadooriya

Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa howlgallo ballaaran ka...

Wasiir Beyle oo hortegay Xildhibaannada labada Aqal &Su’aalo kulull oo la Weydiiyay Maanta.

Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Holaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

Mareykanka oo baaraya Maydadka ku dhawaad 46 ruux oo Tahriibayaal ah.

San Antonio(Halqaran.com) –Ugu yaraan 46 qof oo la...

MW Saciid Deni oo kulan Gaar ah la yeeshay Saraakiisha Ciidamada Puntland.

Garoowe(Halqaran.com) –Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni,...