Saturday, June 20, 2026
25.6 C
Mogadishu

Dhuusamareeb

Akhriso: Magacyada Lixda Senator ee maanta lagu doortay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) -  Waxaa Khamiistii maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka dhacday doorashada lix ka mid ah kurasta Aqalka Sare. waxaana ku tartamayay...

DF Soomaaliya oo sheegtay inay dagaal ku dishay 8 xubnood oo Al-Shabaab ah

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya, in deegaan ku yaalla duleedka Koonfureed ee Caasimadda Galmudug uu dagaal xooggan ku...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Editor

Madaxweynayaasha Puntland, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland oo si weyn loogu soo...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada, Puntland, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa Khamiista maanta ah si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Galmudug oo war ka soo saartay dagaal maanta ka dhacay...

Dhuuusamareeb (Halqaran.com) - Wasaaradda amniga dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hadashay dagaal Arbacadii maanta Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka ku dhexmaray Magaalada Dhuusamareeb...
Ahmed Mohamed

Askari qof rayid ah ku dilay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya, in askari ka tirsan ciidanka booliska uu qof shacab ah ku...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo agab caafimaad oo looga hortagayo Cudurka Coronavirus geysay...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Mas’uuliyiin ka socota xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo xubno ka tirsan guddiga qaran ee ka hortagga Cudurka Coronavirus (COVID-19) ayaa Khamiistii maanta...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin ku saabsan khasaaraha ka dhashay dagaallada ka dhacay Dhuusamareeb iyo...

Galgaduud (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa soo baxeysa khasaaraha ka dhashay dagaallada Jimcihii maanta ka kala dhacay Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb ee Gobolka...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug ‘Gacal’ oo kulan xasaasi ah la...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa Khamiistii maanta waxa uu magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug kulan xasaasi...