Saturday, July 18, 2026
25.2 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

DEG DEG: Madaxii Xabsiyada ee Ururka Al-Shabaab oo isku soo dhiibay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Sarkaal sare oo ka tirsan maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab oo lagu magacaabo Cumar Heegan ayaa dhawaan isku soo dhiibay Dowladda Federalka Soomaaliya,...
Ahmed Mohamed

XOG + DAAWO SAWIRRO: Ogow Ujeedka Taliyaha Ciidanka daraawiishta Puntland oo...

Hadaaftimo (Halqaran.com) - Taliyaha Guud ee Ciidamada maamulka Puntland, Sarreeye Gaas Yaasiin Cumar Dheere ayaa kormeer ku tagay Saldhigyada Ciidamada Daraawiishta ee Deeganka Hadaaftimo...
Ahmed Mohamed

DEG DEG: Ciidamada Somaliland oo la wareegay xarunta telefeshinka Horyaal ee...

Hargeysa (Halqaran.com) – Warar goor-dhow na soo gaaray ayaa sheegaya, in ciidamada Somaliland gabal-dhacii maanta ay la wareegeen Xarunta Telefishinka Horyaal, oo fadhigiisu yahay...
Ahmed Mohamed

DAWO MUUQAAL: Jabuuti oo si Diblomaasiyadaysan ugu sheegtay Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’...

Hargeysa (Halqaran.com) –  Sawir Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Jabuuti Looga qaaday ayaa si weyn looga hadal hayaa baraha Bulshada , kaddib markii la arkay...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Maxaad ka ogtahay Ujeedka RW Xasan Cali Kheyre uu...

Xeraale (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Xeraale ee gobalka Galguduud si uu u hubiyo dhaqan...
Jama Sh. Yusuf

XOG CUSUB: Maxaa ka jira in Sacuudiga iyo Imaaraadka ay isku...

Riyaadh (Halqaran.com) – Dowladda Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta oo muddo ahaa saaxiibo iyo xulufo aan kala harin, ayaa hadda u muquda inay sii...