Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRRO: Shirweynaha beelaha Galmudug oo si habsami leh uga socda...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa weli si habsami leh uga soconaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, shirweynaha dib u heshiisiinta beelaha Galmudug.
Shirweynaha oo maalintii...
XOG XASAASI: Odayaasha Baladweyne oo laalay Amar culus oo ka soo...
Baladweyne (Halqaran.com) - Odayaasha Dhaqanka ee Magaalada Baladweyne ayaa waxay si adag uga horyimaadeen amar ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyagoo dhanka kale...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka ogtahay kulanka uu RW Kheyre uu Baydhabo...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xassan Cali Kheyre ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay safiirrada dalalka saaxiibka la ah...
WAR CUSUB: Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horreysay ka qeybgalaya Shirka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sanadkaan lagu wadaa in uu ka qaybgalo shirka Golaha guud ee...
Yaa Dilay Sarkaalka u dhashay dalka Ugandha ee Meydkiisa laga helay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sarkaal u dhashay dalka Ugandha ayaa laga helay Meydkiisa gudaha Xerada Xalane ee Magaaladda Muqdisho.
Sarkaalka wali aan la aqoonsan cida dishay...
DF Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya ganacsiga iyo horumarinta mashaariicda
Turkey (Halqaran.com) - Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya, Cabdullaahi Cali Xasan oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay dhiggiisa...







