Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO VIDEO: Saraakiil ka tirsan Somaliland oo si kulul ugu jawaabtay...
Hargeysa (Halqaran.com) - Saraakiil Ka tirsan Ciidamada Somaliland ayaa shir jaraa‘id ay qabteen Kaga hadlay Hadal dhowaan Kasoo yeeray Taliyaha ciidamada Puntland oo Somaliland...
UPDATE: Ma Dhabbaa in DF Somaliya ay Shahaadooyinkii u diiday Ardayda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa Shahaadada dugsiga Sare u diiday Ardayda ka baxday Iskuulada ku yaala degaanada...
AKHRI: Hooyo inay dishay canugeeda loo heysto ee soo jiidatay indhaha...
El Salvador (Halqaran.com) - Dacwad oogeyaasha waddanka El Salvador ayaa racfaan ka qaadanaya go'aankii ay maxkamadda ku laashay dacwadii ka dhanka ahayd hooyo da'...
DHAGEYSO: RW Xasan Cali Kheyre oo ka dhawaajiyay Sirta iyo Ujeedka...
Baydhabo (Halqaran.com) - Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa waxa uu fahfaahin dheeraad ah uu ka bixiyey socdaalka uu Sabtidii maanta ku tegay...
DHAGEYSO: Madaxweyne Koonfur Galbeed oo hor-dhigay RW Kheyre Saddex arrimood uu...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Sabtidii maanta khudbad ka jeediyey isu soo bax lagu soo...
DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Wafdigii Beesha Garxajis oo Hargeysa ku...
Hargeysa (Halqaran.com) - Wafdigii Beelaha Garxajis ee muddooyinkii dambe ku sugnaa Gobolka Sanaag ayaa maanta dib ugu soo Laabtay magaalada Hargeysa, waxaana la socda...







