Wednesday, May 20, 2026
27.2 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: Saraakiil ka tirsan Somaliland oo si kulul ugu jawaabtay Puntland (Maxaa Cusub)?

Hargeysa (Halqaran.com) – Saraakiil Ka tirsan Ciidamada Somaliland ayaa shir jaraa‘id ay qabteen Kaga hadlay Hadal dhowaan Kasoo yeeray Taliyaha ciidamada Puntland oo Somaliland Ku edeeyay Inay dabada Kariixayaan maleeshiyada Al-Shabaab ee Ka dagaallama Qaybo Ka mid ah Deegaanada Puntland.

Hadalka saraakiisha ayaa Ku soo beegmaya Xili maamullada Somaliland iyo Puntland Xurguf colaaleed Ku dhexmartay qaybo kamid ah Gobolka Sanaag.

Sidoo Kale, Taliyaha ciidamada Puntland ayaa dhawaan Sheegay In Dagaalka Somaliland Ku soo qaaday Gobolka Sanaag ay dhinac Socdaan maleeshiyaad Al-Shabaab ah.

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

WAR CUSUB: Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horreysay ka qeybgalaya Shirka golaha Guud ee QM ee NewYork

DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Somaliland oo Hay’adaha Caalamiga ah ku Qasabtay inay isticmaalaan Erayga Jamhuuriyadda, kuna hanjabtay..

XOG XASAASI: Odayaasha Baladweyne oo laalay Amar culus oo ka soo baxay DF Somaliya, ( Maxaadan Ogeyn oo maanta Cusub)?

AKHRI: Hooyo inay dishay canugeeda loo heysto ee soo jiidatay indhaha caalamka! + Warbixin Xiiso Leh

DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka ogtahay kulanka uu RW Kheyre uu Baydhabo kula yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee Somaliya? + XOG

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...