Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
XOG XASAASI: Puntland oo shaacisay inay qabatay xubo ka tirsan Al-Shabaab...
Garoowe (Halqaran.com) - Taliyaha ciidamada Daraawiishta ee dowlad goboleedka Puntland, Sareeye Gaas Yaasiin Cumar Dheere oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada maamulkaasi...
DEG DEG +DAAWO MUUQAAL: Feysal Cali Waraabe oo Hargeysa ku soo...
Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa magaalada Hargeysa ku casuumay Wafdigii beesha Garxajis ee ka yimid Gobolka...
Farmaajo Yuusan sheegin guul aan weli imaan oo noqon karta guul-darro...
Jamhuuriyadda Soomaaliya waxay aqbashay markii ay maxkamadda ICJ geysay dacwad ka dhan ah Kenya in ay aqbasho xukun walba oo maxkamadda ka soo baxa:...
DAAWO SAWIRRO: RW Kheyre oo maanta booqday ciidamo tababar uga socda...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Isniintii maanta booqasho ugu tagay 415 Aaskar Booliis ah oo tababar uga socdo magalaada...
Akhri: Maxay qaban doonaan guddiga KMG ee ka kooban 5-ta xubnood...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxaa lagu magacaabay...
Kooxo hubeysan oo qof Shacab ah ku toogtay magaalada Guriceel ee...
Galgaduud (Halqaran.com) – Warar naga soo gaaraya magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya, in halkaasi uu ka dhacay dil loo gaystay nin shacab...







