Sunday, December 14, 2025
26.5 C
Mogadishu

DAAWO SAWIRRO: RW Kheyre oo maanta booqday ciidamo tababar uga socda magaalada Baydhabo!

Baydhabo (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Isniintii maanta booqasho ugu tagay 415 Aaskar Booliis ah oo tababar uga socdo magalaada Beydhabo, loona diyaarinayo ka qayb qaadashada sare u qaadidda amniga dalka.

Mr. Kheyre oo uu wehliyo madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Lafta-gareyn, ayaa ciidamada kula dardaarmay in ay ka faa’iideystaan, si ay ugu fududaato u adeegidda bulshada Soomaaliyeed.

Ciidamada oo Ra’iisul Wasaaruhu booqday ayaa marka ay dhammeystaan tababarka, waxaa loo qeybinayaa qayb ka ku biirta howlgallada amniga lagu sugayo iyo qayb tababar dheeraad ah la siiyo si ay ugu mid noqdaan ciidamada booliiska gaarka u tababan.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...