Wednesday, April 22, 2026
27.6 C
Mogadishu

Akhri: Maxay qaban doonaan guddiga KMG ee ka kooban 5-ta xubnood ee loo magacaabay Tacliinta sare ee dalka?

Mudane Cabdullaahi Goodax Barre

Muqdisho (Halqaran.com) – Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga kumeel gaarka ah ee Tacliinta Sare ee dalka.

Guddiga Cusub ee kumeel gaarka ah ee uu Magacaabay Wasiir Goodax Barre ayaa ka kooban 5 xubnood, waxaana uu leeyahay Guddoomiye iyo Xoghaye.

Guddigaan ayaa waxa ay ka shaqeyn doonaan tayeynta Tacliinta sare ee dalka si ardayda Soomaaliyed ay u helaan waxbarasho tayo leh.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...