Friday, April 17, 2026
27.9 C
Mogadishu

XOG + DAAWO SAWIRRO: Ogow Ujeedka Taliyaha Ciidanka daraawiishta Puntland oo booqday Taliska ciidanka ee Hadaaftimo!

Hadaaftimo (Halqaran.com) – Taliyaha Guud ee Ciidamada maamulka Puntland, Sarreeye Gaas Yaasiin Cumar Dheere ayaa kormeer ku tagay Saldhigyada Ciidamada Daraawiishta ee Deeganka Hadaaftimo Gobalka Sanaag.

Sarreeye Gaas Yaasiin Cumar Dheere ayaa kormeeray saldhigyada ciidamada difaaca dowlad goboleedka Puntland ee duleedka magaalada Hadaaftimo, wuxuuna warbixino ka dhegeystey hoggaamada iyo taliyayaasha ciidanka.

Wuxuuna taliyaha guud ee ciidamada Puntland uga mahad celiyey sida ay heeganka ugu yihiin difaaca dhulkood, isagoona balan qaaday inay heli doonaan xuquuqda dowladda ay ku leeyihiin.

Xafiiska Halqaran.com, Garoowe
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...