Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Farmaajo oo magacii ka baddelay magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qeybgalay munaasad lagu xirayay wajiga 3-aad ee Shirka Dhuusamareeb ayaa sheegay...
Shirkii Dhuusamareeb 3 oo la soo gabagabeeyay & M/weyne Farmaajo oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirweynaha Wadatashiga DF Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo ku...
Update: DF Somaliya oo dalka ka mamnuucday in la keeno Jaadka
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay mowqifkeeda ku aadana diyaaradaha dalka keena qaadka, kaas oo dad farabadan oo Soomaaliyeed...
Puntland oo Jawaab ka bixisay eedeyntii Mareykanka (Maxaa cusub)!
Garoowe (Halqaran.com) - Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in aanay caawin karin kuwa ka maqnaa Shirkii War-murtiyeedka laga soo saaray ee Magaalada...
Jubbaland ‘‘Waan ka tashaneynaa qodobbadii ka soo baxay Shirka Dhuusamareeb 3‘‘
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Duqa Muqdisho ayaa waxaa ay...
DHAGEYSO: Puntland oo dagaal ku qabtay Maxaabiis Al-Shabaab ah & Wararkii...
Galgala (Halqaran.com) – Warar ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya, in dagaal khasaare geystay uu ka dhacay deegaannada Galgala iyo Bali-Khadar ee gobolkaasi, waxaana halkaasi...







