Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wasaaradda Waxbarashada oo amartay in dalka laga ceyriyo Wakiilka Hay’adda Care...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre, ayaa soo saaray warqad uu ku amraayo...
Wasiir Fiqi oo la kulmay Ciidamo Macawiisley oo la dagaallamay Al-Shahaab
Bacaadweyn (Halqaran.com) - Wasiirka Amniga Galmudug Md. Axmed M. Fiqi, taliyaha Qeybta 21aad ee ciidamka XDS S/Guuto Khooje, taliyaha ciidamada Booliska Galmudug S/guuto Bishaar,...
Daawo Video: DF Somaliya oo soo bandhigtay Natiijada baaritaanka dhacdadii Xabsiga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiigii loo xil saaray Baaritaanka weerarkii argagaxiso ee 10-kii August ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, ayaa kulan ay...
Ciidanka Kumaandooska Somaliya oo qabtay gaari walxaha qarxa lagu soo raray...
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa gacanta ku soo dhigay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo ku soo wajahnaa Caasimadda...
Dowladda Somaliya iyo Madaxda Shirkadda Albayrak oo heshiis ku kala saxiixday...
Istanbul (Halqaran.com) - Heshiis horudhac ah oo laga gaaray wada shaqeeynta Dowladda Federaalka ah ee Soomaliya iyo Shirkadda Albayrak ee maamusha Dekadda Muqdisho ayaa...
AKHRISO: Somaliland oo si adag uga hadashay go’aankii DF Somaliya
Hargeysa (Halqaran.com) – Somaliland oo war ka soo saartay go’aanka dowladda Federaalka Soomaaliya ay kaga soo horjeesatay Xiriirka Taiwan iyo Somaliland ay yeesheen, kaddib markii...







