Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi oo taageeray go’aannadii ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Banaadir, ahna hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka, Thaabit Cabdi Maxamed ayaa soo dhaweeyay heshiiskii lagu gaaray magaalada...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dib ugu soo noqday Muqdisho +SAWIRRO
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda dalka ee Muqdisho.
Duqa...
Xisbiga Wadajir oo War ka soo saaray Shirkii Dhuusamareeb3 ”Qabyo ayuu...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xisbiga Wadajir oo ka mid ah Xisbiyada ugu weyn ee Mucaaradka ee Soomaaliya, ayaa war ka soo saaray heshiiskii lagu gaaray...
Wararkii ugu dambeeyay Weerar hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday Beledweyne
Beledweyne (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in xalay weerar hoobiyeyaal ah ay ku qaadeen Saldhig ciidan oo ku yaalla xaafadda Howlwadaag...
Siyaasi caan ah oo Ruushka u dhashay oo Koomo galay, kaddib...
Siberian (Halqaran.com) - Diyaarad siday siyaasi caan ah oo Ruushka u dhashay ayaa la sheegay in uu miyir doorsoomay/Koomo galay, kaddib markii la sheegay in...
Puntland iyo Jubbaland oo si wadajir ah uga soo horjeestay Natiijada...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Dowladd goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa xalay saqdii dhexe si wadajir ah u soo saaray War-saxaafadeed, ay ku diidan yihiin qodobbadii...







