Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Galmudug, isla goobtana...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi kaariye (Qoorqoor) ayaa gelinkii dambe ee galabta magacaabay Guddoomiyaha Maxkmada Sare ee Galmudug
Wareeg...
Xilliga uu furmayo Kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyay...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoonka Baarlamaanka ee maamulka Gamudug ayaa Axaddii maanta ku dhawaaqay, xilliga uu furmayo Kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug, maadaama Xildhibaannada ay...
Sii-hayaha RW dalka ‘Mahdi’ oo la kulmay guddiga gaadiidleyda Dekedda Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah guddiga gaadiidka xamuulka ee Dekedda magaalada...
Madaxweyne Deni oo maanta arrimo badan uga warbixiyay Golaha Wasiirrada Puntland...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir guddoomiyey kulanka uu la yeeshay Golaha Wasiirada Dowladda Puntland.
Kulanka oo Madaxweynaha uu...
Wararkii ugu dambeeyay qarax la doonayay in lagu dilo guddoomiye degmo
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ka soo baxaya qarax miinada dhulka lagu aaso ah, kaasi oo ka dhacay agagaarka garoonka kubadda Cagta ee...
DHAGEYSO: Madaxweyne Laftagareen oo war ka soo saaray weerarradii dhawaan ka...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa ka hadlay weerarradii ugu dambeeyay ee ka dhacay deegaannada Koonfur...







