Monday, August 3, 2026
24.8 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Xasan Sheekh oo caddeeyay in aysan ‘wax siyaasad ah’ kawada hadlin...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ah Guddoomiyaha Xisbiga UPD oo ka mid ah Madasha Xisbiyada Qaran...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta la kulmay guddiga doorashooyinka Somaliland

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Talaadada maanta ah qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay guddida komishanka doorashooyinka Somaliland. Guddida Komishanka doorashooyinka...
Ahmed Mohamed

Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha dalka oo kormeeray Xabsiga Dhexe ee Xamar +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) ayaa Talaadada maanta ah oo kormeer ku tegay Xabsiga Dhexe ee Dalka. Mr. Mahdi...
Ahmed Mohamed

Siyaasi C/raxmaan C/shakuur oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb +(SAWIRRO)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Xubno ka tirsan Xisbigaasi ayaa Talaadada maanta ah gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Siyaasi...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Ciidamada DANAB oo deegaanno hor leh kala wareegay Al-Shabaab

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo muddooyinkii dambe dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka waday deeganao iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Shabellaha hoose,...
Ahmed Mohamed

Nabaddoon lagu dilay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo hubaysan ayaa Degmada Wadajir waxay ay ku dileen nin Nabadoon ahaa oo ka mid Nabaddoonada ku noolaa Magaalada Muqdisho, sida...