Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Beesha Caalamka oo War cusub ka soo saaray Shirka Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) – Beesha Caalamka ayaa soo dhaweeysay Shirka Dhuusamareeb 3, iyagoona sheegay inay garan istaagayaan heshiiska ka soo baxa shirka magaalada Dhuusamareeb, waxayna...
AKHRISO: DF Somaliya iyo QM oo si wadajir ah u soo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo si wada jir ah u soo saaray War-saxaafadeed ayaa waxay ku baaqeen in laga qeyb-galo...
Bannaanbax looga soo horjeedo ‘Kufsiga’ oo ka dhacay Baydhabo +(SAWIRRO)
Baydhabo (Halqaran.com) – Bannaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo carruur yaryar oo dhawaan lagu faraxumeeyay (Kufsaday) magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur...
DHAGEYSO: Senator Fartaag oo DF Somaliya ku eedeeyay amni darrada Gobolka...
Gedo (Halqaran.com) – Senator Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa sheegay in Gobolka Gedo oo kamid ah gobolada ugu weeyn Soomaaliya...
DF Somaliya oo shaacisay Kiisas horleh oo Cudurka Covid-19 ah
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee Covid-19 ku sheegtay inay...
UPDATE: Wararkii ugu dameeyay Shirarka gaar gaar ah ee ka socda...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa weli magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka gobolka Mudug ka socda shirar gaar gaar ah oo u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo...







