Friday, March 6, 2026
30.9 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Senator Fartaag oo DF Somaliya ku eedeeyay amni darrada Gobolka Gedo

Gedo (Halqaran.com) – Senator Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa sheegay in Gobolka Gedo oo kamid ah gobolada ugu weeyn Soomaaliya ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka buurtay dhibaatooyin kala duwan.

Xildhibaan Fartaag ayaa sheegay in amni darrada ku soo kordhay degaannada Gobolka Gedo ay qeyb ka yihiin Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Gobolkaasi geysay.

Senator-ka ayaa xusay, in todobaadyadii la soo dhaafay degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo ay weeraro ka geysteen Ururka Al-Shabaab, taasina uu sheegay inay ugu wacan tahay in dowladda Soomaaliya ay siyaasadeysay xaalada Gobolka Gedo.

Hadda Halka hoose ka dhageyso Codka Senator Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...