Gedo
Kenya oo billowday baaritaanka diyaaradii ku dhacday Ceelwaaq, Gedo
Ceelwaaq (Halqaran.com) - Agaasimaha guud ee hay’adda Duulista Hawada ee Kenya (KCAA) Gilbert Kibe ayaa sheegay inay bilaabeen baaritaanka diyaaradii Arbacadii shalay ku dhacday...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garbahaaray +(SAWIRRO)
Garbahaarey (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Sabtidii maanta gaaray magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo.
RW Rooble ayaa waxaa halkaasi...
Hormuud Salaam Foundation oo $50,000 ugu deeqday abaaraha Gobolka Gedo +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Hormuud Salaam Foundation oo looga bartey ineey gacan ka geeysato xaaladaha adag ee lasoo gudboonaado dadka Soomaaliyeed ayaa Maanta $50,000 oo...
AKHRISO: Jubbaland oo war ka soo saartay Ciidamada iyo Hubka la...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxtooyada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku eedeysay in hub iyo ciidan uu weli ka dejinayo Degmada Dhoobley...
Al-Shabaab oo goob fagaaro ah ku toogtay Nin sixiroole ay ku...
Ceelcaddde (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa goob fagaaro ah oo ku yaalla deegaanka Ceelcadde oo ka tirsan Gobolka Gedo waxaa ay ku toogteen Nin...
Guddi gaar ah oo loo xil saaray inay baaritaan ku sameeyaan...
Gedo (Halqaran.com) - Madaxweyne Ku xigeenka koowaad ee dowlad goboleedka Jubaland, Maxamuud Sayid ayaa magacaabay Guddi baaritaan ku sameeya dhacdadii 22-kii bishan ka dhacday...









