Sunday, May 31, 2026
26.7 C
Mogadishu

Guddi gaar ah oo loo xil saaray inay baaritaan ku sameeyaan dadkii lagu dilay Ceelwaaq

Gedo (Halqaran.com) – Madaxweyne Ku xigeenka koowaad ee dowlad goboleedka Jubaland, Maxamuud Sayid ayaa magacaabay Guddi baaritaan ku sameeya dhacdadii 22-kii bishan ka dhacday duleedka Ceelwaaq, kaddib markii ciidamo ka tirsan Kenya ay halkaasi ku laayeen dad rayid ah.

Guddigan ayaa waxaa guddoomiye u ah Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan.

Sidoo kale, guddigan la magacaabay ayaa la faray inay si deg-deg ah baaritaanno ugu saameeyaan dhacdooyinka ciidanka Kenya ay ka wadaan Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Gedo.

Haddaba halka hoose ka akhriso Warqadda magacaabista:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...