Tuesday, May 12, 2026
27.6 C
Mogadishu

AKHRISO: Jubbaland oo war ka soo saartay Ciidamada iyo Hubka la geeyay G/Gedo

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxtooyada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku eedeysay in hub iyo ciidan uu weli ka dejinayo Degmada Dhoobley ee Gobolka Gedo, xilli abaaro daran ka jiraan gobolkaasi iyo deegaanada kale ee Jubbaland, laguna hawlan yahay, sidii wax looga qaban lahaa.

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheegay bedelkii Dowladda Federaalka dhankeeda ay gacan ka gaysan laheyd wax ka qabashada abaarahaasi, in Jimcihii shalay oo ugu dambeysay ay gaadiid dagaal iyo ciidanba gaysay gobolka Gedo.

Hadda halka hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka Maamulka Jubbaland:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...