Gedo
Maxaa ku soo kordhay go’doominta Al-Shabaab ay ku soo rogtay degmada...
Luuq (Halqaran.com) - Tan iyo Jimcihii waxaa ka jirta xaalad go’doomin ah degmada Luuq ee Gobolka Gedo oo ay ku soo rogtay Al-Shabaab, iyadoo...
XASAASI+ SAWIRRO: Maxaa ka ogtahay Ujeedka ka dambeeya Safarka M/weyne ku-xigeenka...
Ceelwaaq (Halqaran.com) - Maxamuud Sayid Aadan, madaxweyne Ku-xigeenka 1aad ee Maamulka Jubbaland iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa Jimcihii maanta gaaray Degmada Ceelwaaq ee Gobolka...
XOG XASAASI: Odayaal iyo ganacsato ku jufo ah Madaxweyne Farmaajo oo...
Gedo (Halqaran.com) - Odayaal ku heyb ah Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay lagu xiray Degmada Beled...
XOG: Waa imise Odayaashii u tagay Al-Shabaab ee loo diiday in...
Baladxaawo (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Magaalada BaladXaawo ayaa tibaaxaya, in Odayaashii soo xulay xildhibaannada baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya ee ay u yeereen Ururka...
Dhageyso: Faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan haweeneydii is-qarxin rabtay ee...
Baardheere (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya haweenay Ciidamada ammaanka ee Degmada Baardheere Khamiistii maanta ay ku toogteen Degmadaasi.
Xuseen Maxamed Xasan,...








