Gedo
Wararkii ugu dambeeyay qarax khasaaro geystay oo ka dhacay degmada Ceelwaaq
Ceelwaaq (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya, in qarax dhimasho iyo dhaawac sababay uu maanta ka dhacay degmadaasi,...
Al-Shabaab oo 4 ruux ku toogtay goob fagaare ah
Gedo (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa goob fagaaro oo ku yaalla deegaanka Ceel-Cadde oo ka tirsan Gobolka Gedo waxa ay ku toogteen Afar ruux...
DHAGEYSO: Senator Fartaag oo DF Somaliya ku eedeeyay amni darrada Gobolka...
Gedo (Halqaran.com) – Senator Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa sheegay in Gobolka Gedo oo kamid ah gobolada ugu weeyn Soomaaliya...
Dagaal culus oo dhexmaray Ciidamada DF Somaliya iyo Al-Shabaab & Wararkii...
Gedo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Federalka Soomaaliya, Ciidanka Itoobiya oo isku dhinac ah iyo Maleeshiyaadka Ururka...
UPDATE: Ciidamo Itoobiyaan ah oo la wareegay ammaanka Garoonka Doolow
Doolow (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ammaanka Garoonka diyaaradaha ay la wareegeen Ciidamo Itoobiyaan ah.
Wararka ayaa...
Jubbaland oo Xubno ka tirsan Al-Shabaab ku dishay howlgal qorsheysan
Kismaayo (Halqaran.com) - Maamulka Jubbaland, ayaa sheegay hawlgal qorsheysan oo ka dhacay Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo inay ku dileen xubno ka tirsanaay Ururka Al-Shabaab.
Afhayeenka...









