Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo gaaray Baydhabo +(SAWIRRO)
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa goordhow gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.
Madaxweyne Qoorqoor...
Madaxweynaha JF Somaliya oo kulan xasaasi ah la leh wafdi ka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda kulan xasaasi ah kula leh garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho wafdi...
Somaliland oo Xafiis Diplumaasiyadeed ka furatay Taiwan +(SAWIRRO)
Taiwan (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Taiwan iyo Wakiilka Somaliland ee Taiwan Amb Maxamed Xaaji Cumar, ayaa ka qeyb galay munaasabadda Somaliland ay Xafiis...
Shir ka furmaya Baydhabo iyo Wafdi ku sii wajahan
Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ay gaaraan wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dowlad...
DF Soomaaliya oo sheegtay inay howlgal ku dishay saraakiil Al-Shabaab ah...
J/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, howlgaladaas oo ahaa kuwo ka dhan ah...
Dowladda Somaliya oo ka qeyb gashay shir looga hadlayay saameynta dhaqaalaha...
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka qeyb galay shirka Qaramada Midoobay oo ku saabsanaa caqabadaha dhaqaale ee...







