Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Update: Faah-faahin ku saabsan dagaalkii saaka ee Balcad iyo Wararkii ugu...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, weerar culus oo ay Al-Shabaab ku qaaday subixii Talaadada maanta ah degmada Balcad ee...
Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle oo ku sii jeeda Baydhabo (Ogow Ujeedka)
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynayaasha dowlad gobleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa maanta ku sii jeedda Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Koonfur Galbeed.
Ladan mas’uul...
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay xunbaha guddiga madaxa bannaan ee la dagaallanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku meel mariyeen sagaal (9) xubnood oo wasaaradda caddaaladdu...
DHAGEYSO: Wasiir Goodax Barre oo shaaca ka qaaday sababta ay ‘Ardayda...
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-Hayaha Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre, ayaa sheegay in dhowr arimood ay sabab u tahay inay Imtixaanka ku...
Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo dib ugu soo noqday Dhuusamareeb +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hoggaaminayay oo maalmahaan booqashada ku joogay dalka Jabuuti ayaa Isniinta...
Dalladda Waxbarashada SAFE oo war culus ka soo saartay Natiijada Imtixaanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dallaadda Waxbarashada Ahliga ah ee SAFE ayaa si kulul uga hadashay natiijadii imtixaankii ay qaaday Dowladda ee kasoo baxday Wasaaradda Waxbarashada...







