Monday, August 3, 2026
26.2 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay Qarax lala eegtay Ciidamada Danab iyo Kuwo Mareykan...

J/Hoose (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubbada hoose ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in Isniintii maanta uu halkaasi ka dhacay Qarax Ismiidaamin...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Wabiga Shabeelle oo ku fatahay Beledweyne & Dadkii oo guryahooda...

Beledweyne (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in Wabiga Shabeelle ee dhexmara magaalada uu ku fatahay...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo sheegtay in sanadkan ay sameysay dagaalkii ugu adkaa...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Sulaymaan Maxamed Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda ay Sanadkaan xoojisay la dagaallanka musuq-maasuq, taas oo kor...
Editor

DAAWO VIDEO: Nuxurka Khudbadii Axmed Madoobe & arrimo xasaasi oo uu...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Madoobe oo maanta khudbad ka jeediyay kulan uu la yeeshay guddiga joogtada ee Golaha Aqalka sare ayaa...
Ahmed Mohamed

Cabsi xooggan oo ka taagan inuu Wabiga ku fataho Beledweyne

Beledweyne (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in saacadihii la soo dhaafay ay ka jirto magaaladaasi cabsi...
Editor

AKHRISO: Natiijada Imtixaanka Dugsiyada sare oo la shaaciyay

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goor-dhow Axadda Maanta ah ku dhawaaday natiijada Imtixaankii Dugsiyada sare oo ay sanadkaan...