Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Ciidanka DF Somaliya oo Al-Shabaab kala wareegay deegaanno cusub oo...
Kismaayo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya, in ciidamada maamulka Jubbaland iyo ciidanka DF Soomaaliya ay Al-Shabaab kala wareegeen deegaanno...
Madaxweynaha Galmudug oo Jabuuti kula kulmay Wasiirro iyo taliyeyaal ciidan
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdigiisa maalmahan ku sugnaa dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Wasiirada...
Doorashada 2020/21: Faragalinta Beesha Caalamka Iyo Fitno Hurinta Puntland iyo Jubaland
Ka dib markii uu dhamaaday shirkii Dhusamareb-3, MW Farmajana ku soo laabta Muqdisho ayuu wuxuu la kulmay masuuliyiin ka tirsan beesha caalamka oo uu...
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kula kulmay RW hore Cali Maxamed Geedi
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka degan yahay Muqdisho ku qaabilay Ra’iisal wasaarihii hore ee...
Madasha Xisbiyada Qaran oo War deg-deg ah ka soo saartay Shirka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ayaa War-saxaafadeed kasoo saartay Shirka lagu waddo in uu Magaalada Muqdisho ku dhexmaro Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...
DHAGEYSO: Wasiir Goodax Barre oo ku baaqay in aan la siyaasadeenin...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sii-hayaha Wasiirka Waxbarashada XF Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay qorshaha Wasaaradda kaga aadan ardeyda wax ka barata iskuulaadka...







