Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Ciidamada DF Somaliya iyo Booliska maamulka Hirshabeelle oo si wadajir ah...
Jowhar (Halqaran.com) - Howgal ballaaran oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa Ciidamada Boliiska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo Ciidanka Millateriga qeybta 27aad Guutada...
DHAGEYSO: Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay xubno ka mid ah...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaaay xubnaha Puntland ku metala Golayaasha...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig ciidamada DF Soomaaliya ku leeyihiin deegaannada Sabiid iyo Caanoole oo hoostaga degmada Afgooye...
Madaxweynaha Jabuuti ‘Geelle’ oo kula kulmay madaxweynaha Galmudug Qoorqoor
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qasriga madaxtooyada Jabuuti ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi...
DHAGEYSO: Xildhibaan Daahir Jeesow oo Farmaajo ka codsaday in la xiro...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xidlhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka kana soo horjeeda siyaasadda Madaxweynaha Jubbaland ayaa Madaxweynaha Soomaaliya uu kula...
Wararkii ugu dambeeyay duqeyn ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe & Xubno...
J/Dhexe (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday degmada Jilib oo ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe, waxa...







