Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Warbixin: Arrimaha la isku khilaafi karo ee shirka Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ayaa ka shiraya sidii ay mowqif mideysan uga gaadhi lahaayeen arrimaha doorashada ee uu...
Muuse Suudi Yalaxow ”Heshiis aan loo dhammeyn ayuu wadaa madaxweyne Farmaajo”!
Muqdisho (Halqaran.com) - Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Khamiistii maanta markale weerar afka ah...
Madaxweynaha Puntland oo Aqalka sare uga xog-warramay arrimo badan +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa warbixin ka horjeediyay kulanka Golaha Joogtada ah ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka...
Maxaa ka soo baxay kulankii Xasan Sheekh iyo Safiirka Mareykanka ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ee UPD, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo safirka Mareykanka u...
Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo gaaray dalka Jabuuti +(SAWIRRO)
Jabuuti (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoro) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta garay magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda dalka...
Kulan gaar ah oo dhexmaray Xasan Sh. Maxamuud, Saciid Deni, Shariif...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ee UPD mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo masuuliyiin ka tirsan...







