Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Diyaaraddii ugu horreysay oo ay leedahay Israa’iil oo maanta ka degtay...
Abu Dhabi (Halqaran.com) - Diyaaradda A Star El Al plane ayaa Isniintii maanta ka degtay Magaalada Abu Dhabi ee dalka Emirate-ka Carabta, kadib markii...
Sii-hayaha RW dalka ‘Mahdi’ oo guddoomiyay shir looga hadlay dhaqaalaha &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay dhaqaalaha dalka iyo dardar gelinta qorshaha...
Update: Xildhibaannada Golaha Shacabka oo berri kulan muhiim ah ku leh...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanadda golaha shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Isniinta berri ah kulan ku yeelanaya xaruntooda Ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa...
DF Somaliya oo soo xirtay Wajiga labaad ee tira koobka Shaqaalaha...
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiq Xirsi Warfa ayaa xarunta Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda ku soo...
Ciidanka Booliska Jowhar oo soo qabtay Aabe Wiilkiisa si bareer ah...
Jowhar (Halqaran.com) - Ciidamada booliska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa gacanta ku soo dhigay Aabe wiilkiisa xalay ku dilay magaalada Jowhar ee Gobalka sheellaha dhexe
Eedeysanaha...
DHAGEYSO: Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Amar ku socda Madaxda K/Galbeed...
Baydhabo (Halqaran.com) – Iyadoo maalmihii la soo dhaafay uu kordhay weerarrada Xubno ka tirsan maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ka geystaan deegaannada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed,...







