Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wasaaradda Waxbarashada Somaliya oo sheegtay xilliga la shaacinayo Natiijada Imtixaanka
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Wasiirka Wasaaradda waxbarashada XF ah ee Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaciyay waqtiga ay Wasaaradda ay shaacin doonto natiijada...
Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo isbeddel ku sameeyay Maxkamadda Sare ee...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 55 August 29, 2020, ku magacaabay xubno ka tirsan...
M/weynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo maanta la filayo inay soo gaaraan...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar ay helayso warbaahinta Halqaran News ayaa sheegaya, in Axadda maanta ah la filayo in magaalada Muqdisho ay soo gaaraan madaxweynayaasha...
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir CCWarsame oo loogu soo dhaweeyay Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland, ayaa sheegaya, in uu halkaasi gaaray hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur...
Madaxweynaha Galmudug oo daahfuray mashruuca Biyoole +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Sabtidii maanta daahfuray mashruuca biyoole oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta...
Golaha Wasiirrada Puntland oo Ansixiyay Xeer cusub, kana dooday arrimo badan...
Garoowe (Halqaran.com) - Shirka Golaha Wasiirrada ee dowlad goboleedka Puntland oo uu shir guddoomiyey Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta lagu ansixiyey xeerka isgaarsiinta...







