Saturday, May 30, 2026
26.1 C
Mogadishu

Update: Xildhibaannada Golaha Shacabka oo berri kulan muhiim ah ku leh Villa Hargeysa

Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaanadda golaha shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Isniinta berri ah kulan ku yeelanaya xaruntooda Ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Kulankaan ayay uga doodi doonaa Akhrinta 1-aad Hindise sharciyeedka adeegyada baaritaanka beeraha Soomaaliyeed.

Hindise sharciyeedka ayaa waxaa soo diyaarisay wasaaradda beeraha iyo waraabka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Xilidhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay akhrinta 2-aad marsiiyaan hindise sharciyeedka hay’adda socdaalka iyo Jinsayadaga .

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...