Baarlamaanka Soomaaliya
Baarlamaanka Soomaaliya oo go’aamiyay inay mushaarkooda 20% gurmadka Turkiga uga qeyb...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Sabtidii maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, ayaa u codeeyay in...
R/Wasaare Rooble oo u hambalyeeyay Guddoomiye ku-xigeennada koowaad & Labaad ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo loo...
Warbixin Xiiso Leh: Qoondada Haweenka 30% ee BF Soomaaliya yaa hortaagan?
Muqdisho (Halqaran.com) - Ka hadalka qoondada haweenka (Boqolkiiba soddon) ee Baarlamaanka Somaliya waa mid saddexdii xilli doorasho ee ugu dambeysay ku soo badaneysay dhegaha...
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay heshiiskii Doorashada
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada labada Aqal ee BF Soomaaliya oo kulan wadajir ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansaxiyay heshiiska siyaasadeed ee doorashooyinka dalka,...
Update: Xildhibaannada Golaha Shacabka oo berri kulan muhiim ah ku leh...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanadda golaha shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Isniinta berri ah kulan ku yeelanaya xaruntooda Ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Somaliya oo maalinta berri kulmaya (Ogow...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa berri oo Sabti ah, taariikhduna ay ku beegan tahay 20-ka bisha Jun 2020-ka, kulankoodii caadiga ahaa xarunta golaha shacabka ee...









