Friday, March 6, 2026
30.9 C
Mogadishu

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Somaliya oo maalinta berri kulmaya (Ogow Ajandaha)

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa berri oo Sabti ah, taariikhduna ay ku beegan tahay 20-ka bisha Jun 2020-ka, kulankoodii caadiga ahaa xarunta golaha shacabka ee Muqdisho ku yeelan doona Xildhibaannada golaha shacabka ee BF Soomaaliya.

Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista xeerka qoondada haweenka oo ka mid ah afarta xeer ee guddiga wadajirka ah loo xil saaray inay soo diyaariyaan.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa caawa lagu wargeliyay in berri oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka, isla markaana ay soo xaadiraan .

Xildhibaanada ayaa lagu waddaa in ay dood adag ka yeeshaan sida loo sugi karo qoondada Haweenka.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...