Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaafiic caawa ku dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – In ka badan 5 hoobiyeyaal ah ayaa caawa lagu garaacay qeybo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.
Wararka ayaa intaasi ku daraya...
Golaha Wasiirrada oo maanta Ansixiyay Hindise sharciyeed cusub +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha wasiirrada Xukuumadda xil gaarsiinta ayaa Khamiistii maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku meel mariyeen Hindise-sharciyeedka dhismaha hey’adda diiwaan...
Madaxtooyada Somaliya oo War ka soo saartay kulankii M/weyne Farmaajo &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu Khamiista maanta kulan qado sharaf ah u sameeyey...
Wararkii ugu dambeeyay qarax khasaaro geystay oo ka dhacay degmada Ceelwaaq
Ceelwaaq (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya, in qarax dhimasho iyo dhaawac sababay uu maanta ka dhacay degmadaasi,...
AMISOM oo shaaca ka qaaday inay kordhinayaan dagaalka ka dhanka ah...
Muqdisho (Halqaran.com) – Gen. Diomede Ndegeya oo ah abaan-duulaha dhawaan loo soo Magacaabay Ciidamada AMISOM ee ka howlgalla Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay booqasho...
UPDATE: Shirkii Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedyada oo dib u...
Muqdisho (Halqaran.com) – Iyadoo Khamiista maanta ah taariikhduna ay ku beegan tahay 10/9/2020 qorsuhuna ahaa in xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho in uu shir...







