Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Muxuu yahay mowqifka Jubbaland iyo Puntland ay ka qaateen Khilaafka Doorashada?
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Khamiistii maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirrada maamulkaas oo lagaga hadlay qodobbo...
DHAGEYSO: DF Soomaaliya ‘‘Marnaba ma aqbaleeno in kiisa badda markale dib...
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa si adag uga soo horjeesatay, codsiga dowladda Kenya oo ay maxkamadda ICJ u dirtay, kaasi...
DF Soomaaliya oo sheegtay in howlgal ay ku qabteen 5 xubnood...
Jowhar (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal lagu qabtay ilaa iyo Shan xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab.
Shantan...
Maxaa ka jira in KENYA ay markale maxkamadda ICJ ka codsatay...
Nairobi (Halqaran.com) – Wargeyska Nation ee ka soo baxay dalka Kenya ayaa daabacay in markii Afaraad ay dowladda kenya ka codsatay maxkamadda Cadaaladda Adduunka...
UPDATE: Midowga Musharraxiinta oo ku baaqay in la qabto Shir deg-deg...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Midowga Musharrxiinta Madaxweynaha ayaa ku baaqay in la qabto shir deg-deg ah oo looga hadlayo xaalada siyaasadeed ee dalka.
War-saxaafadeedka ay...
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo War cusub ka soo saaray Shirkii uu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo dhoweeyay soo jeedinta Dowlad Goboleedka Puntland ee ah in...







