Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Muuse Biixi Cabdi oo doorashada Somaliland kala hadlay guddoomiyeyaasha gobollada
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa Isniiintii maanta kulan loogu diyaar garoobayo, laguna dardargelinayo doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee bartamaha...
Faah-faahin iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Bakool
Xudur (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal culus oo ka dhacay degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, wuxuuna u dhaxeeyay...
Wakiillada Beesha Caalamka oo war cusub ka soo saaray Doorashooyinka Soomaaliya...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wakiillada Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka iyo wada-hadalladii Dhuusamareeb ee aan wax natiijo ah...
Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay dib u doorashada guddoomiyaha Midowga Afrika
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Moussa Faki iyo Ku-xigeenkiisa Marwo Dr....
Taliyhii ciidanka NISA ee Dhuusamareeb oo qarax lagu dilay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya, in taliyihii ciidanka NISA ee magaaladaasi lagu dilay qarax.
Gaadiid uu la socday taliyihii...
In ka badan 10 carruur ah oo ku dhimatay Shabeellaha Hoose
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in ka badan 10 carruur ay u geeriyoodeen cudurka Shuban biyoodka, kadib markii...







