Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DHAGEYSO: Axmed Madoobe oo ku eedeeyay Fashilka Shirkii Dhuusamareeb M/weyne Farmaajo
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay Shirka natiijo la’aanta ku soo dhamaaday ee Magaalada Dhuusamareeb...
Shirkii Dhuusamareeb oo natiino la’aan ku soo dhamaaday & DF Somaliya...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Shirkii Magaalada Dhuusamareeb uga socday Madaxda DF Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa la sheegay in uu natiijo la’aan...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta dib ugu soo noqday Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmihii la soo dhaafay ku sugna Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa dib ugu...
Wararkii ugu dambeeyay Shirka ka socda Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya, in Shirkii u dhaxeeyay madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada uu dib u furmay,...
Garoowe: Booliska Puntland oo ka hortagay Gabar nolosha isku gubi rabtay
Garoowe (Halqaran.com) - Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal, ayaa shaaciyay in ay xalay ka hortageen dhacdo fuul-xun oo gabar dhallinyaro ah ku doonaysay inay isku...
Waa kuma 17 jirka Soomaaliga ah ee doonaya in laga doorto...
Edmonton (Halqaran.com) - Haaruun Jibriil Cali oo ah 17 jir ku dhashay dalka Canada, ayaa u tartamaya doorashada golaha deegaanka ee bisha October ee...







