Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Sheekh Shariif oo hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Midowga Musharraxiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Aqalka sare Mudane Cabdi...
Taiwan oo Somaliland ka caawineysa wax soo saarka beeraha
Hargeysa (Halqaran.com) - Taiwan ayaa billaabaysaa barnaamij ay Somaliland kaga caawinayso kor u qaadidda wax soosaarka beeraha.
Wasaaradda beeraha Somaliland iyo madaxda safaaradda Taiwan ay...
Wasiirro ka socda XF Soomaaliya oo gaaray Degmada Bardaale
Bardaale (Halqaran.com) - Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa waxaa ay maanta gaareen degmada Bardaale ee gobolka...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Galgaduud
Galgaduud (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya, in dagaallo horleh ay ka soo cusboonaadeen deegaano ka tirsan gobolkaasi....
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo gaaray Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dolad Goboleedka Jubbaland Axmed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Dhuusamarreeb ee Caasimadda Galmudug, iyada oo halkaasi...
DF Somaliya oo shaaca ka qaaday inay dishay Sarkaal ka tirsan...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya gaar ahaan Guutada 15-aad ee qeybta 21aad iyo Ciidanka Gorgorqeybta ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay...







