Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Shir guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada ee Hirshabeelle
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Axadda maanta ah shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada Hirshabeelle, kaas oo ka qabsoomay Magaalada...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Amar ku bixiyay in si deg-deg ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar ku bixiyay in si deg-deg ah loo furo waddada...
Midowga Musharraxiinta oo ku baaqay Bannaanbax Nabadeed
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa ka hadlay muddo xilkeedka Madaxweyne Farmaajo...
AKHRISO: Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka horyimid hannaanka loo dhisay golaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa ka soo horjeestay hannaanka loo dhisay golaha addeega Garsoorka Soomaaliya oo ay horey...
Guddoomiyaha G/Hiiraan oo ku wajahan Buulo-burde si uu u xaliyo khilaafka…
Hiiraan (Halqaran.com) - Guddoomiyaha maamulka Gobolka Hiiran Cali jeyte Cismaan iyo Wafdi uu hoggaminayo ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay gaaraan...
Haween Xaamilo ah oo lagu dilay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya, in kooxo hubeysan ay subixii Axadda maanta ah halkaasi ku...







