Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
CCWarsame oo ka hadlay bannaanbixii ay ku baaqeen Midowga Musharraxiinta
Muqdisho (Halqaran.com) – Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha ayaa markale maanta baaq ka soo saaray bannaanbixii ay iclaamiyiin ee Jimcaha.
Banaanbaxa oo ka dhacaya Barxada Taalada Daljirka...
UPDATE: Shirka guddiga farsamada oo weli ka socda Baydhabo & Wararkii...
Baydhabo (Halqaran.com) - Guddiga Farsamo ee ku sugan shirka maalintii labaad ka socda magaalada Baydhabo ayey suuragal tahay in ay ku dhawaaqaan go’aan ku...
RW Rooble oo furay Shirka guddiga farsamada ee qabanqaabada shirka wadatashiga...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay shirka Guddiga Farsamada ee qaban qaabada shirka Wadatashiga Qaran oo kulankoodii...
Midowga Musharraxiinta oo war cusub ka soo saaray Banaanbaxa lagu wado...
Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Musharraxiinta ayaa faahfaahiyay Mudahaaradka lagu waddo in maalinta Jimcada ah uu ka dhaco magaalada Muqdisho kaasoo looga soo horjeedo Madaxweyne...
Agaasimaha guud ee wasaaradda Maaliyadda Dowlad goboleedka Puntland oo is-casilay
Garoowe (Halqaran.com) - Agaasimihii guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland Faysal Cabdullaahi Warsame ayaa lagu soo warramayaa in uu xilkii iska casilay.
Warar aynu...
Wasiirkii hore ee difaaca Kenya, Yuusuf Xaaji oo geeriyooday
Nairobi (Halqaran.com) – Allaha u naxariistee wasiirkii hore ee difaaca kenya Maxamed Yusuf Xaaji oo muddo dheer kamid ahaa siyaasiyiinta Soomaalida ee dalka Kenya...







